pic1

  Home              next page

Politically Incorrect   Funny Pictures FunnyPolitical Pictures

Riyaale: Waar aniga i doorta waayo? waxaan ahay nin la shaqeystay Dawladii Xamar,imikana haddii  UDUB laga badiyo iyadaan u socdaa. Macashayda waa aragtaan oo waa xoolihii qaranka, sankay- gana waxaan ku uriyaa dadka aanu isku fikirnahayee, Ismail iyo Cawilbowgu horeeya iyo qaar kaloo badan.

Siilaanyo: Waxaa miciyaha iga soo saaray waa jabhadnimada ee aniga i doorta,xoriyada aad hadhsanaysaana dhiigaygaan u soo cabay. Aniga iyo korneylada kulmiye waxaanu ku dhaqdhaqaaqaynaa waa dhiiga mujaahidiintii xalaashaa ahaa ee naftooda huray.

Faysal: Waar aniga i doorta waayo? Ruushkaba waxaan ka soo bartay waxaa jira qabyaalada,macalinkiina waxaan ka dhaxlay waa afka iyo uurka. Riyaalaa noogu sandheer, siilaanyana wuu noogu micidheer yahay aniguna waan ugu afweynahay, anigaa ugu sahlan.

Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraane. Haddii geeridu igu timaado hargeysa ha laygu aaso , ileyn xamar waxba iima yaalaan oo waad aragtaane. Waxaana iga dardaaran ah.

Somaliland is part of Ethiopia. We will defeat the war lords and will capture Mogadishu. By the way, Puntland is our land. Ethiopia tikdham Soomaali yalam. lol lol ahahaha.
I am the king of the horn, as my great grandfathers did. Somali yaryar.

Marxuunkii illaahoow qabriga u nuuri, isagaa iigu macallin ahaa guusha aan gaadhay maanta. Ahahahahah, markaan soo xusuustaba waan ilmeeyaa. waad maqasheen oo siilaanyana ilaa burco ayuu cararay. Imikaan nimcadii dhex dabaalanayaa imisaanu gaadh uun ka haynay. Cuna cuna caafimaadiyo cashar weeye cuna oo caba

She was trying to kill me. She was sent by Bosaso clergies. Take her to prison, rape and torture her. Shull ku sii fooxa. Shaleelaaya Shugley haayee.

Left: Calankii sh. Isaxaaq. Oo ahaa calankii  ugu horeeyay 
                                     ee Somaliland.
Middle:
Calankii SNM oo maqluub ah. Waa calankii 2aad
                  ee S/Land. Aduunkuna wxuxuu u haystaa jaarka
                   Iraq iyo Iran.
Right: Waa calanka Somaliland ee mustaqbalka, kana              turjumaya blue-ga oo ah Soomaalia iyo Inta kale oo
                   ah (Land) Ileyn ingiriis baa iska lehe.

I hate you all. I hate Somaliland. Waar miyaydaan ogayn in Dad badan oo aan maxkamad la keenini inay jeelasha ka buuxaan. Markaad dhacdooyinkan fudud ka hadlaysaan. waxaan ka codsanayaa hay'adaha xuquuqul insaanka, inay dadkaa masaakiinta ah naga maslaxaan,si aanu u sii deyno. Kaalaya horta anigu maxaan ahaa? Madaxweyne ku xigeenaa? beentiin