Politically Incorrect Funny Pictures FunnyPolitical Pictures |
Anaa faqash wa'anaa wasiirul daakhiliya fii Somaliland. SNM,SNM muuse biixi ku tusaalo qaata,miyaanaan daaqad kala boodin iyaga iyo curyaamiintii,habar goblantayna waxba sheegi mayso. |
Askariyad muuraaqootay oo ooyday ka dib markii la qaaday,Somaliland dadkayga Somaliland dalkayga. Waxay ka sii dartay markii lagu dhuftay-xusuustii nagama guurin, anagu xamar dooni mayno xumaana u geysan mayno. Ha tashato Somaliland,waah-waah waxaasaa jacayla |
Minfadlak sedexdayada keebaa ugu daacadsan? keebaa ugu mujaahidsan ? keebaa ugu Somalilandersan? Awil:-1-Aniga waayo xisaabta waan aqaan oo khaayin ma ahi. 2-Anigaa ugu S/landersan waayo riyaalaan daacad u ahay iyo indho weliba aniga la'aantayna s/land ma jirteen,beri horuu riyaale bohol madow kula ciiri laa. 3-Anigaa ugu mujaahidsan waayo waxaan ogaa ragii dilay Adan sShiine iyo C/qadir Koosaar.
|
AWAL nimaan ahayni jagadaa qaban maayo mise waaba gadabuursi,anigaa ugu xaqleh. Waar dadkani Dawlad iyo Qabyaalad toona fahmi maayaan,gabayadii C/Gahayr ha looo mariyo. |
Waxaan kuu hayaa-Hadhuub caashaqa ee. hooyoo dhan -hooyoo dhan. Heestaa waxaa inoo Qaadayay Siilaanyo oo ku jira tartanka doorashooyinka Somaliland waxaanu ku soo gaba gabeeyay heesihiisii:- Sow weyga baydhee -barbarkayga kuma wadin . jacayl biri ma goysoo -biyana kaama maydhaan. Waa markuu xusuustay waayo waayo. |
S/Gaariye hadraawi arooskaagii muxuu
uga baaqday isagoo Hargeysa jooga. Jawaab/waxaan ku raali galinayaa
saaxiibkay iyo S/landba tixdan:- Waxaan ahay nin arkaaya-ulajeedo
habowday-ididiilo hungowday. |