Politically Incorrect   Funny Pi

 back next page

Politically Incorrect   Funny Pictures FunnyPolitical Pictures

Wiilka Addis Ababa ku dhashay ayaa iga xiga kan Hawiye ee koonfur ku dhashay, raxanweyntana waxaa iiga dhow  ingiriiska. Daaroodka miyaa dhulba ma laha ee waa laajiyiin,anigana waxaanu laba kala tirsanaa nabigii,suldaankuna waa inaadeerkay inta kale oo dhamina waa Oromo.

Riyaale badow baad tahay. let me show you how to corrupt this fool nation (
to change from good to bad in morals, manners, or actions) you know what I mean. Easy 9 millions gacantaadaadaa ku haysa just sign like me,you see good boy.

Illaahoow maruun gacantayda soo geli. walee waan ka faraqabsan ilaa inta uu kiishashku ii buux samayo ee ay diiftu iga ba'ayso. Illaahay kheyr ha siiyee goor roon buu muqawadkii iiga yeedhay. Ma SNM baa jirta? meeshu waa beelo isku tagay uun sow maaha oo ku raaxaysta music ah aqoonsi iyo ictiraaf. ahahahhahah
 

Waar rashiid alamtara ku akhri in dadka illahay wanaaga tuso. Anigu jimcihii ayaan soo tukadoo waan ku tufay ogow midna (illaah baa i watoo wehel uma baahni).

I knew siilaanyo won,Riyaalana S/land baa u hiilisay sababtoo ah waxay ka baqeen inuu mar kale NSS ku noqdo aniga laakiin sx baanu ahayn
oo dawladii dergigaanu isku ahayn.
 

Yaa ayuhal muslimiin ismacuu. Ninwalowba body guard samayso haddii kale sidaydiibaa kugu dhicidoonta.(xeebtaa bosaaso ee puntland la magac baxay-hadaan yara booqday waagii . Ma baylihinin xeerkee -baabkee laygu soo xidhay).